
Culture
Hagaha Matxaf Fiyena
About the event
Xogaha ku sabsen Madxafka Fiyena woxow idin tusaya sheekada iyo taariqda fog ee ey ledahahay magaladan fiyena. aniga oo ah munira mahamud waxaan isla firsaneynaa waxyabaha eey caanka ku tahay magaladan fiyena. waxaan ka hadleyna shan boqol oo sano sideey u eheed iyo waxa ow nibiriga masha u jogo magaaladan oo aan heysanin bad Sawir: Aragtida Matxafka Fiyena. Sawir: Lisa Rastl, Matxafka Fiyena.



