Past event — This event ended 4 days ago.

Kaleidoscope Play and Learn / Ku ciyaarista iyo barashada qalabka Kaleidoscope-ka
About the event
Kaleidoscope Play & Learn offers a chance for children and their families to come play and have a good time.
There is also a play time for children to explore various toys and play activities.
Children learn and explore the use of art, music, toys and more. Families learn about their child's development and community resources available to them.
Thanks to our partner East African Community Services.
---------------------------------------------------------------
Ku ciyaarista iyo barashada qalabka Kaleidoscope-ka waxay siisaa fursad carruurta iyo qoysaskooda ay isugu yimaadaan si ay u ciyaaraan oo ayna waqti fiican ku wada qaataan. Waxa kale oo jira wakhti ay carruurtu ku sahminayaan alaabta ay caruurtu ku ciyaaraan ee kala duwan iyo hawlaha ciyaarta. Carruurtu waxay bartaan oona sahmiyaan isticmaalka farshaxanka, muusiga, alaabta ay caruurtu ku ciyaaraan iyo wax ka loo badan. Qoysasku waxay bartaan horumarka ilmahooda iyo macluumaadka/ilaha bulshada ee ay heli karaan.
Waxaa mahad leh la-hawlgalaheena Adeegyada Bulshada Bariga Afrika (East African Community Services).


![Tech Leader Premium Series - Seattle [New England Patriots @ Seattle Seahawks]](/_next/image?url=https%3A%2F%2Fimages.lumacdn.com%2Fevent-covers%2F4y%2Fa27a6f94-7a65-49ac-a0e9-155aa5be6f0a.png&w=1600&q=70)


